Scroll to Top

Warsoor – Somali News Media Network

Isha Wararka Sugan

DAAWO: Waftigii Uu Madax Wayne Muuse Biixi Cabdi Kula Maqnaa Dalka Itoobiya Oo Dib Ugu Soo Laabtay Caasimada Hargayska Iyo Faah Faahinta Waxyaabihii Laga Wada Hadlay.

Waftigii uu hogaaminayay madax waynaha Jamhuuriyada Somaliland Muddane Muuse Biixi Cabdi ee dalka Itoobiya booqashada rasmiga ah ku joogay ayaa dib ugu soo laabtay caasimada Hargaysa kadib markii ay wada hadalo guud iyo kuwo gooni-gooni ah ay la soo yeesheen masuuliyiinta dowlada dhexe ee dalka Itoobiya. Waftiga uu hogaaminayay madax waynaha jamahiiriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi...

Somalia’ Debts of $5 Billion: Lack of Political Honesty & International Coordination? A Barrier to Progress

The international attention and support for Somalia’s recovery has been instrumental, strategically necessary and critical since the first Somali London Conference 2012. The recent Mogadishu International Conference on Somalia this week is a testament to this relentless political and...

More English News news
View more News

Xog Cusub Oo Laga Helay Kitaabkii Nabi Ciise Ku Soo Degay Ee Asalka Ahaa Ee Saadaaliyey Soo Bixitaankii Nebi Muxamed (NNKHA) Oo Dalka Turki Lagu Hayo Iyo Boga Kaliya Oo 1.5 Milyan Gini La Qiimo Ah.

Kitaabkii asalka ah ee ay hadda dadka Kiristaanku aaminsan yihiin loona yaqaan Bible-ka ayaa si sir ah loogu hayaa dalka Turtiga waana kitaabkii saadaaliyey soo bixitaankii Nebi Muxamed (NNKHA) ka kor intii aanu dhalanba markaas oo ay dadkii haystay kibtaabkii saxda ahaa ee Nabi ciise...

More Arimaha Diinta news
View more News