Scroll to Top

Warsoor – Somali News Media Network

Isha Wararka Sugan

Lamaane da’ah oo u dhashay dalka Kanada ah ayaa si qasab ah lagu kala kaxeeyay isla markaana la kulmay niyadjabay kadib markii ay ogaadeen in lakala kaxaynayo waqtigii ugu horraysay muddo toddobaatan sano ah oo ay nolosha wadaagayeen. Arrintan ayaana ku soo aadaysa toddobaad uun ka hor ciidda masiixiyiinta ee Chrismaska iyada oo lamaanahan lagu qasbay in ayna sii wada...